Fiqi oo la kulmay waalidiin ka walaacsan wiilashooda oo Eritreya loo qaaday (Sawirro)

Wasiirka Amniga Gudaha Galmudug Axmed Macalin Fiqi, maamulka degmada Gaalkacyo iyo taliyaasha hey’adaha amniga ayaa galabtay Kulan kula qaatay magaalada Gaalkacyo waalidiin isugu jira hooyooyin iyo aabayaal maalmahan danbe ka cabanayey caruurtoodii oo askar ahaan dalka dibadiisa loogu qaaday sanadkii hore bilowgisii. Waalidiinta ayaa wasiirka u sheegay in wiilashoodii aysan war iyo wacaal ka haynin … Continue reading Fiqi oo la kulmay waalidiin ka walaacsan wiilashooda oo Eritreya loo qaaday (Sawirro)